Koox Afduubatay Muwaadiin Mareykan ah oo dalbaday Malaayiin Dollar

Koox burcad hubeesan oo ka howlgasha dalka Haiti ayaa lacag Malaayiin dollar ah ka dalbaday dowlada Mareykanka si ay usii daayaan Wadaado masiixiyiin ah oo u dhashay dalkaasi oo ay afduub ahaan u heestaan. Burcadan hubeesan ayaana dhawaan wadadaan masiixiyiinta ah ka afduubtay caasimada dalka Haiti ee Port-au-Prince , waxa ayna kooxdan dalbadeen si ay … Continue reading Koox Afduubatay Muwaadiin Mareykan ah oo dalbaday Malaayiin Dollar